Shariif Xasan oo goordhaw Wariyaasha isugu yeeray iyo Warar kala duwan oo…

Madaxtooyada maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa goordhaw looga yeeray Wariyaasha ka howlgala magaalada Baydhabo, waxaana la filayaa in Madaxweyne Shariif Xasan halkaasi kula hadlo Wariyaasha. Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya Shirka jaraa’id ee la filayo in Madaxweynaha Koonfur Galbeed u qabto Warbaahinta, waxaana wararka qaar sheegayaan in laga yaabo in uu is casilo halka … Continue reading Shariif Xasan oo goordhaw Wariyaasha isugu yeeray iyo Warar kala duwan oo…